maqaal

kobciyaha garaadka

About us

Maqaal waa madal aad ka heli doonto maqaalaad quruxbadan kuwaas oo aan isleenahay wax un way ka badali doonaan noloshaada Insha Allah, sida Taariikho Qisooyin Maqaallo iyo Dhiiragalino.
Waxaana halkan wax idiinkugu soo gudbindoona shaqsiyaad aqoon duruqsan u leh waxa ay doonayaan iney lawadaagaan bulshadooda, waxaana inoo farxad ah imaashahaaga halkan Soo dhawoow markale.

QAYBAHA MAQAAL

HUBAAL MAQAALLADA NUUCAAN AH WAAD U BAAHANTAHAY MARKII UU KUGU IMAADO NIYAD JAB AMA AAD LA KUNANTO XAALADA KALE OO DHANKA NOLOSHA AH.

WAA MUHIIM INAAD TAQAANO WAXYAABAHA AY DIIWAANGALISAY TAARIIKHDA HANOQDAAN KUWA DIINI AH AMA MAADI INTABA
SI FUDUD UGA DAALACO MAQAAL.

DUNIDA AYNU SAARANAHAY MARWALBA WAXAA KA DHACA QISOOYIN LAYAAB LEH OO XAMBAARSAN MACNA WAYN HADABA WAA INAAD AQRISAA.

MUHIIMADEEN

In bulshadu ay noqoto mid taqaana Taariikhada diinta, dalka iyo dunida, taqaanase dhacdooyinkii soo maray caalamka, sidoo kalana wajihi karta waji walba oo ay la kulmiso nolosha.

Gallery

Hadii aynu nahay bahda Maqaal waxaan diyaar unahay inaan idiinka caawino 
waxwalbo oo aad ubaahantihiin oo dhanka qoralada la xiriira hadii ay noqdaan
buugaag, dukumiindiyo taariikh ah iyo maqaalaad xiisa badan.
Soo dhawoow markale.